Maxaa ka Cusub Galaxy Z Fold 4

Maxaa ka Cusub Galaxy Z Fold 4

Galaxy Z Fold 4

Telefoonka Galaxy Z Fold 4 wuxuu soo baxay Bil ka hor waana telefoon kii ugu danbeeyay ee ay soo saarto Shirkadda Samsung sanad kaan 2022 ee hadda daba yaaqadiisii lajoogo, marka loo eego telefoonada ku abtirsada Z Fold  sidii ay ban dhigigiisii ku sheegeen, sido kale waxaa lga yaabaa inuu noqdo gabi ahaanba  kii u danbeeyay  ee ay sanadkaan soo saarto Shirkada Samsung.  

Tablet  Telefooneed kaan Galaxy Z fold 4 wax wayn ayuu kaga duwan ku wii ka horeeyay ee ku bahda ahaa sida Z fold 2 iyo 3. Wax yaabaha laga taaban karana waxaa kamida u adkaysiga biyaha iyo boorka oo si wayn loo carsiyeey.

Waxaa kale oo awood siyaado ah lagu kor dhiyay xagga danbe ee isku keenta laba diisa shaashadood taas ka dhigaysa isku laab kiisa mid awood leh oo kguu khasbaysa inaad labadaada gacmood u adeeg sato.

 Telefoon kaan Z fold 4 wuxuu leehay  sadex shaashadood oo ay alaba isku yihiin hal shaashad  halka midda kale ay le kaanayso shaashada telefoonada caadiga ah. Labada mataanaha ah marka aad is ticmaalayso wuxuu cabir ahaanle kenayaa mini tablet cabirkeedu waa 7.6 inches,  

Shaadahiisu dhamaan waa Smooth oo muuqaalka iyo colors ka Wuxuu u soo ssrayaa si ay ishu jeclaysato, wuxuu kalee leehay qayb hoose oo uu kuu soo galinayo Apps kii ugu danbeeyay ee aad isticmaashay, oo adigoon ka bixin kii hore ayaad mid kale furan kartaa, waa sidii (Tak bark ) Computers ka

Tablet  Telefooneed kaan Galaxy Z fold 4 wax wayn ayuu kaga duwan ku wii ka horeeyay ee ku bahda ahaa sida Z fold 2 iyo 3. Wax yaabaha laga taaban karana waxaa kamida u adkaysiga biyaha iyo boorka oo si wayn loo carsiyeey.

Shaashadihiisa labada hore ee mataanaha isku mar waad wada isticmaali kartaa laakiin tan danbe waxaad isticmaali kartaa marka uu isku laaban yahay oo kaliya, taas macaneedu waa sadedooda isku mar lama waa isticmaali karo

Xagga kaydka iyo RAM ka wuxuu leehay 12 GB Ram kayd kiisuna wuxuu ka bilaamayaa 256 GB oo wax ka yar maba lahan  waxaa ku xiga 512GB, 1024 GB oo u dhiganta 1T

Securty haddaan eegno wuxuu  geeska ku leeyahay Fingerprint Face ID iyo dhamaan intii kale ee ay telefoonadu alahaayeen waa ay ku idil yihiin

Xagga qaadida sawirada iyo duubida muuqaalada haddii aan aadno wuxuu lee yahay guud ahaan 5 kaamaradood oo ay 3 yihiin Kuwa dambe, labada kala uu ku leeyahay xagga hore. Labada horay ku yaala midood waxay ku jirtaa labada Shaashadood ee aan mataanaha ugu magac daray halka midda kalena ay ku jirto shaashadda Madida ah

Sadexda danbe midda u dhexaysa waxay le  eg tahay 50 MP, midda kor waxay iyaduna  le eg tahay 10 MP halka midda u hoosaysaa ay  tahay 12. Sadexdaan kaamiradood waxaa u wanaagsan midda dhexe maadaama ay tahay  50Mp  waxadna ku duubi kartaa 4K iyo 8k resolution

Ugu danbayntii waxaan ku soo gaba gabaynayaa Cod gud biyihiisa, wuxuu kor iyo hoos ah ku leeyahay laba sameecadood taas oo ka dhigay codkiisa mid ka wanaagsan Teleefoonada halka cod gubiye lahaa   

4 Comments

  1. Mohamed

    Caadi maaha telefoonkaan

  2. Wow, fantastic blog structure! How lengthy have you been running a blog for?

    you make blogging look easy. The overall look of your website is fantastic,
    as well as the content material! You can see similar: https://vortexara.top and here Vortexara.top

  3. I am extremely inspired along with your writing skills as well as with the layout for your weblog.

    Is this a paid theme or did you modify it your self? Anyway stay up the excellent
    high quality writing, it’s rare to peer a nice blog like this one nowadays..
    I saw similar here: sklep internetowy and also here: e-commerce

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *